War Degdeg ah
Akhris 1 daqiiqo ah
Dhulgariir cabbirkiisu yahay 4.40 magnitude ayaa saacadihii hore ee Talaadada, 29-ka Sebtembar 2026, laga diiwaangeliyay meel ku dhow waqooyi-bari Soomaaliya.
Akhris 1 daqiiqo ah
Akhris 1 daqiiqo ah
Dhulgariir cabbirkiisu yahay 4.40 magnitude ayaa saacadihii hore ee Talaadada, 29-ka Sebtembar 2026, laga diiwaangeliyay meel ku dhow waqooyi-bari Soomaaliya.
Akhris 1 daqiiqo ah
Akhris 2 daqiiqo ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed ee maanta ka qeyb qaatay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh…
AkhriMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed ee maanta ka qeyb qaatay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh…
Waxaa qoray Villa Soomaaliya | Akhris 2 daqiiqo ah
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.
Waxaa qoray Villa Soomaaliya | Akhris 1 daqiiqo ah
Waxaa maanta si weyn loo hadal hayay su’aal sharci iyo siyaasadeedba xambaarsan oo ku saabsan cidda noqon karta Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya haddii Madaxweynaha dalka uu maqnaado ama uu…
Waxaa qoray Villa Soomaaliya | Akhris 3 daqiiqo ah
Muqdisho – Xaalad siyaasadeed oo cusub ayaa ka dhalatay gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii xubnaha Golaha Wasiirrada ee sidoo kale ka tirsan Baarlamaanka Federaalka lagu amray in ay si…
Waxaa qoray Villa Soomaaliya | Akhris 2 daqiiqo ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa Qaramada Midoobay ka sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinaayo Soomaaliya, isagoo sidoo kale dhaliilay siyaasadda Israa’iil ee Suuriya, Lubnaan iyo Falastiin.
AkhriDaawo muuqaallada maanta
Sheekh Axmed bin Raashid Al Maktuum, oo ahaa walaalka ka yar ee…
Allaha u naxariistee, waxaa geeriyooday wariye ruugcaddaa ah Maxamed…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay diblomaasi lagu…

Abaaruhu waa masiibo dabiici ah oo muddo dheer la xiriirtay nolosha dadka Soomaaliyeed, balse sannadihii u danbeeyay waxay u muuqdeen kuwo noqday joogto, halkii ay ahaan lahaayeen dhacdooyin mararka qaarkood…
AkhriMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed ee maanta ka qeyb qaatay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh…
Muqdisho, Sebteembar 22, 2026 — Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Bandhigga Caalamiga ah ee Wax-soo-saarka, Warshadaha iyo Habaynta Soomaaliya (SOMIPEX), oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo wax-soo-saarka gudaha…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ay siyaabo kala duwan uga hadleen cidda ka dambeysay weerarka iyo xaaladda dagaalka.
ADDIS ABABA (Goobjoog News)— Dagaallada ka socda waqooyiga Itoobiya ayaa ku sii fidaya gobolka Canfarta, iyadoo xoogagga Tigrayga iyo kooxaha Canfarta ee la safan ay u dhaqaaqayaan dhanka waddooyinka isku…



