Shacabka magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si weyn ugu dareeray goobaha codbixinta, iyagoo ka qeyb qaadanaya doorashada xubnaha Gola...
Doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida , Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa mar kale loo doortay inuu hoggaamiyo deegaanka, taas oo u oggolaanaysa inuu sii wato xilka uu hayay tan iyo isbeddelkii siyaasade...
More Stories
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in doorashadu si habsami leh uga bilaabatay 10 d...
Doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Hirshabeelle ayaa ka socota deegaanno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, iyadoo dadweynuhu ay u d...
Doorashada qof iyo codka ee dowlad-goboleedka Galmudug ee ku celiska ah ayaa maanta ka dhacaysa deegaanno kala duwan oo ka tirsan maamulkaas, iyadoo...
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug, iyadoo musharraxiinta iyo ururrada siya...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyey liiska musharraxiinta ururrada siyaasadeed ee ka qaybgalaya doorashada...
Wafdi uu hoggaaminayo murashaxa hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo ay ku jiraaj mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soom...
Guddiga Madax-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta xarunta dhexe ee Guddiga kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Haweenka i...
Muqdisho, Sebteembar 15, 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan,...
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdifataax Faysal Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta Ururka Towfiiq, oo uu hoggaamiyo Shee...


